Maxaa Soomaaliya ka dhacay maanta oo kale 9-kii Disembar 1992-dii? (Sawirro)

Mareykanka ayaa maanta oo kale 9-kii Disembar 1992 Soomaaliya u diray ciidamo kumanaan askari gaaraya si ay u taageeraan gargaarka loo fidinayo kumannaan Soomaali ah oo ay macaluul ba’an la soo daristay, iyadoo howlgalkaas loo bixiyey rajo soo celinta Somalia (Operation Restore Hope) Ciidamaddu waxay ka degeen xeebaha Muqdisho waaberigii maanta oo kale. Hawlgalkoodu wuxuu … Continue reading Maxaa Soomaaliya ka dhacay maanta oo kale 9-kii Disembar 1992-dii? (Sawirro)